Cabdisalaan Cadaay
 
Spain triumph in Euro 2008 final

Spain turned the Euro 2008 final into a football fiesta on Sunday, playing a dazzling passing game as they deservedly swept away Germany with a 1-0 victory.

Read more...Link  
Hughes: I want Dunne to stay
City boss Mark Hughes is confident that skipper Richard Dunne will shortly put pen to paper on the new contract offered to him by the club.

Dunne, voted as the Blues’ Player of the Year for the last four seasons, has been offered a deal that would put him into the highest earning bracket at City.

Read more...Link  

Login Form



Welcome to the Frontpage
Tartanka Koobka Kubadda Cagta ee Laas Canood
Friday, 04 July 2008 07:37

Koobkan ayaa waxaa qabtay Wasaarada Ciyaaraha iyo Dhalinta ee Jamhuriyada Somaliland.

Koobkan ayaa waxaa loogu magac daray Marxuun C/weli Maxamed Cawad(Qunyar) oo dhawaan ku geeriyooday Laascaanood kana mid ahaa Ciyaartoyda Heerka 1AAD ee gobolka Sool,waa koobkii ugu horeyey ee ay Wasaaradu u qabato Kooxaha Laascaabood,kooxaha ka qayb galeya ayaa dhan 16 Kooxood oo ah Heerka 1AADiyo Heerka 2AAD,Furtaankii Ciyaartii ugu horeysey ayaa waxaa ka soo qayb Masuuliyiin ka socda Wasaarada Ciyaaraha Isuduwe Jaamac Khaliif iyo G/kuxigeenka Maxamed Maxamuud (Indha Buur) iyo saraakil kale oo badan.

Read more...
 
JAHWAREERKA SPORTIGA SOMALIDA,GUDAHA IYO DIBADDA
User Rating: / 2
PoorBest 
Thursday, 03 July 2008 23:39

Sportiga Somalida aad iyo aad bay u jeceshahay, haddii ay joogaan waddanka gudihiisa iyo dibaddiisaba. Meel kasta oo ay joogaan dhalinyaro somaliyeed waxaa laga ciyaaraa ciyaaro kala duwan, iyadoo midda ugu badan ay tahay ciyaarta kubada cagta. Ciyaarahaasi waxaa dawaada shacab fara badan oo somali ah, waxa maamula waa somali. Haddana waxaad arkaysaa jahwareer fara badan oo dhex yaalla maamulka sportiga iyo taageerayaashooda.

Read more...
 
SOMALI TIGERS OOKU GUULAYSATAY KOOBKII SOMALI WEEK MINNESOTA
User Rating: / 1
PoorBest 
Thursday, 03 July 2008 12:49

Kooxda kubadda cagta Somali Tigers ayaa si rasmi ah ugu guulaysatay koobkii loogu magac daray Somali/American independence days tournament, ka dib markii ay si xarrago leh uga adkaadeen 2 gool iyo 0, kooxda Banaadir oo ka socotay gobolka CA- Sandiego.

 Taageerayaasha Kooxda Kaalinta koowaad gashay Somali Tigers

Read more...
 
FARRIIN KU SOCOTA GUDDIGA QABAN QAABADA CIYAARAHA XAGAAGA.
Wednesday, 02 July 2008 14:17

Guddiyada kala duwan ee ciyaaraha xagaaga jaalliyadaha somaliyeed ee qurba joogta, waxaan ugu hambalyeynayaa hawsha culus ee ay u hayaan dhalinyarada somaliyed.

Sanadba sanadka ka dambeeya waxaa sii badanaya tirada dhalinyarada ka qayb galaysa tartanka xagaaga. Haddii y badatay tiradii waxaa wanaagsan in tayadii ay badato. Marka guddiga qaban qaabada waxan kula dardaarmayaa arrimaha hoos ku qoran:

Read more...
 
Soomaaliya oo ku guuleysatey koobkii wadamada Africanka ee ku dhaqan wadanka Danmark
User Rating: / 8
PoorBest 
Monday, 30 June 2008 15:13

Waxaa magalada Kobenhagen ee wadanka Danmark 22 06. 08 ku soo gabagaboobay tartankii wadamada Africanka si habsami ah ugu socdey garoonka weyn ee ku yaala bariga Kobenhagen ee lagu magacaabo Fælledparken Stadium, tartankaan ayaa la cayaarayey axad walbo kaasoo bilaawadey taariikhdu markey aheed 25.May 2008, kaasoo wamada ay u kala qeybsanaayeen laba group oo kala ahaa.

 

 

Group A Group B
GambiaAlgeria
Togo Somalia
GhanaMorocco
Cameroon Uganda

Cayaarahan oo la soo wada cayaarey wareegiisa kowaad, ayaa wadamadi u soo wada gudbey semifinal, ayagoo isku arkey, ayna u kala badiyeen sidaan,

Cameroon 1:3 Somalia - Morocco 0:1 Togo

 

 

Read more...
 

Top

footer500.jpg
 
Premier League - Martins tempted by Arsenal

Newcastle striker Obafemi Martins has admitted he would find it hard to turn down Arsenal if they attempted to sign him.

The Nigerian has been linked with a move to Emirates Stadium throughout the summer, and speculation over a potential transfer would increase further if Gunners striker Emmanuel Adebayor completes a switch to Barcelona.

Read more...Link  
Premier League - Parker slams coward Ronaldo

EXCLUSIVE! Former Manchester United player Paul Parker thinks Cristiano Ronaldo should act like a man over his transfer to Real Madrid.

"It is plainly obvious that Cristiano Ronaldo doesn't want to come back to Manchester United, but he isn't man enough to say so.

Read more...Link  
Euro 2008 - Analysis: Germany flattered in defeat

Spain only won by a single goal in the final of Euro 2008, but even the casual observer will know that they totally outplayed Germany.

The simple facts offer a window into the way the game panned out - Spain had four times as many shots on target as Joachim Loew's men, and almost twice as many total efforts on goal.

Read more...Link  
TARTANKA HORYAALKII KUBADDA KOLAYGA JEN. DAA’UUD OO LA SOO GABAGABEEYAY

Talaado, June 24, 2008(HOL: Waxaa la soo gebagebeeyay Tartankii Horyaalka Kubadda Kolyaga Jen. Daa'uud Cabdulle Xirsi oo ay ku tartameen Kooxo Kubadda Kolayga ah oo Wiilal iyo Gabdho isugu jira.

Read more...Link  
Cayaartii dhexmartay Jarmalka iyo Turkiga

Well, what a game that was. Any fears we might have had that the adventurous spirit at Euro 2008 would be dissipated the closer we got to the final were blown away in Basle. Germany and Turkey produced a semi-final of such endeavour, such excitement, such sustained drama it will live long in the memory. Whether the right team won it in the end, however, is a different matter.

Read more...Link